Home Wararka Maanta Wasiirkii Labaad oo Saacado Gudahood isku Casilay Maxaa Jira?

Wasiirkii Labaad oo Saacado Gudahood isku Casilay Maxaa Jira?

0

Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa goordhow iska casilay xilkii Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada XFS.

Waa Wasiirkii labaad oo ka soo jeeda Jubbaland oo xilkiisa iska casilay saacado gudahood.

 

Ad