Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed shire Falagle ayaa ka qeybgalay Howlgan ay si wadajira u fulinayeen ciidamada Amniga Galmudug iyo Puntland kaas oo lagu xaqiijinayay amniga magalada Galkacyo.
Howlagalkaan ayaa Ahaa mid xirir ah oo Habenadii la soodhafay Si toos ah uga socday Galkacyo waxayno Ciidmadu Baarayeen Gaadiidka iyo Guryaha.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, Suldaan C/naasir Jaamac Seed iyo Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug Axmed shire Falagle ayaa bogaadiyay Howlgaladda Ciidamada amnigu ay ka wadaan magaalada Gaalkacyo.
Ad