Warqada ka soobaxday Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Ayaa Lagu yiri ” Taliyaha Ciidamada Badda waxuu Gaf u gaystay Ra’isul Wasaare Rooble waxaana Lagu sameenayaa Baaris, Natiijada soobaxdana Shacabka Soomaaliyeed Ayaa lala wadaagi doonaa.
Arintaan Ayaa ku Soo aadaya xili dhawaan Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya uu Ra’isul Wasaaraha Dalka ku Eedeeyay dhul boob xoogan.
Ad