warqadan, waxaa qoray wasiirka Amniga Soomaaliya oo Beesha Caalamka u sharaxaya talaabadii uu qaaday & In NISA Laga saaro garoonka Muqdisho.
Sida aan saakay sheegnay, Mareykanka walaac ayay ka muujiyeen talaabadas waxayna sheegeen in Sugida Amniga garoonka ay tahay wax aan gorgortan laga gali karin, talaabadaasna ay ahayd mid deg deg ku jiro.
100 Askari oo dharcad NISA ah in la keenay garoonka ayuu wasiirka warqada ku cadeeyey, taas oo uu sheegay in ay khal-khalgaliyeen howlaha habsami u socodka garoonka.
Ad