Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga Galmudug oo Booqday Furimaha Dagaalka ee Degmada Wisil iyo Ciidamo...

Wasiirka Amniga Galmudug oo Booqday Furimaha Dagaalka ee Degmada Wisil iyo Ciidamo Culus oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa maanta booqday Furimaha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ku leeyihiin duleedka Degmada Wisil

Wafdiga ayaa booqday Xeryaha Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al shabaab waxayna ku amaaneen Ciidamada doorkooda ku aadan ilaalinta Badbaada shacabka Soomaaliyeed

Sidoo kale Masuuliyiinta ayaa la kulmay Saraakiisha Daraawiishta, kuwa Deegaanka iyo maamulka Degmada Wisil waxayna ka dhagaysteen Baahiyada Ciidamada

Wasiirka iyo Gudoomiyaha Gobolka ayaa sidoo kale booqan doona fariisimaha Ciidamada Deegaanka ay ku leeyihiin deegaanada kale ee Gobolka mudug

Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ayaa 2 sano Dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab ka wada deegaanada Galmudug

 

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleAl Shabaab oo Weerar Gaadmo ah ku dishay askar katirsan ciidanka dowladda
Next articleTurkiga oo soo dhaweeyay go’anka Sweden ee Kurdiyiinta Suuriya