Home Wararka Maanta Wasiiradii Rooble Magacaabay oo Maanta La dhaariyay (Sawiro)

Wasiiradii Rooble Magacaabay oo Maanta La dhaariyay (Sawiro)

0

Wasiirka iyo wasiiru ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisaciid muuse cali iyo maxamud cabdi Xassan Pekos Ayaa Maanta waxaa lagu Dhaariyey xarruunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Waxaana Munaasabadda Dhaarintooda ka qeybgalay habdhowraha Golaha shacabka BJFS, Xildhibaano, iyo Wasiiro.

Wasiiradda cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa dhaariyay Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan maxamed xasan Nuux.

Ad
Previous articleMusharaxiin sheegay in Loo Diiday warqadihii dambi la’aanta iyo tan diiwaan galinta waxayna Eedeeyeen Guddiga Doorashada Galmudug {Sawiro}
Next articleGuddiga Doorashada Galmudug Musharaxiin Shahaado Gudoonsiiyay (Sawiro)