Wasiirka kuxigeenka qorsheynta Soomaaliya ayaa iska casilay asaga oo leh beesheyda uma qalanta xilka la ii magacaabay.
ninka iscasilay ayaa la sheegayaa inuu Gacan Yara u ahaa Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka JfF, Xildhibaan sacdiya Yaasiin Samater.
is casilaadiisa waxuu ku sheegay in beeshiisa aysan u qalmin xilka loo magacaabay
Ad