Home Wararka Maanta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Lacago duldhigtay ilaa 10 School

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Lacago duldhigtay ilaa 10 School

0

in ka badan 10 School oo ku yaala Shibis iyo Kaaraan ayaa lagu ganaaxay lacag dhan $2,500 oo dollar Kuwaas oo Ardaydii dhiganaysay ay Dhibaato sameeyeen xiligii imtixaanka Dowladda la qaadaayay.

Iskuulada ayaa kala ah Al-bayaan, Kaaraan, Kulmis Zone, Daaru-tarbiya, Al-muxaram, Taysiir, Global iyo Al-Siraaji oo dhamaantood Imtixaanka ku galay Iskuul Macalin Jaamac Xamar-weyne.

Maalinta Birita ah qayb kama ahaan doonaan natiijada Imtixaanka dugsiga Sare oo ay shaacin doonto dowladda Soomaaliya.

Qaar yar oo arday ah ayaa sameeyay Arbushaad, waxaana ganaax lagu dhigtay dhamaan Ardaydii Schoolkaas imtixaanka ku galay

Ad
Previous articleDEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo darajadii Ciidan u caliyay Gen, Saadaq Joon
Next articleSheikh Muqtaar Rooboow oo Kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here