Weriyaha caanka ah ee Chanel 4 Jamaal Muxumed oo nabad ku tagay xaruntiisa Landon ,ayaa boggiisa Facebook ku qoray in laga tarxiilay Muqdisho ,loona diiday in uu gudaha u galo caasimadda.
Dowladda Madaxweyne Xasan Sheikh oo hadda muddo yar jirta ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay oo muwaadin Soomaaliyeed ah u tarxiisha Landon.
Keliya Bishan, hay’addaha waaweyn ee u dooda xuquuqda Aadanaha iyo saxaafadda ayaa soo bandhigay walaac weyn oo ay ka qabaan caburinta dowladda madaxweyne Hassan Sheikh ay ku heyso xorriyadda saxaafadda Soomaaliya.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad