Home Wararka Maanta Wararkii Ugu danbeeyey Weerarkii lagu Qaaday Guriga Natayahuu

Wararkii Ugu danbeeyey Weerarkii lagu Qaaday Guriga Natayahuu

0

Chanel 12aad ee Isra’il ayaa kasoo xigtay masuul sare oo katirsan xukuumadda Talabib, in weerarkii saaka lagu qaaday guriga Netanyaha ay ka dambeysay dawladda Iiran, oo abaabushay weerarkan.

Netanyahu, ayaa saaka kamaqnaa gurigan markii la weeraray, waxaana wali saxaafada loo diidan yahay in ay aaggaas u dhawaadan, iyadoo ay warbaahinta guduhu ka cabatay faafreebid lagu sameeyey.

Tan, waxaa loo arkaa in ay tahay marmarsiiyo ay Isra`il ku doonayso in ay ku weerarto madaxda Iiran, xili la sheegay in howlgal milateri oo ka dhan ah Tehran ay diyaarisay dhinaca Talabiib.

Ad
Previous articleGalmudug oo Maantay Laysay Horjoogayaal Badan oo Alshabaab ah
Next articleCulumo loo laayay Aagana Qabiil Gobalka….