Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Shirka Golaha Wadatashi qaran oo laisku Mari la’yahay

Wararkii Ugu Danbeeyey Shirka Golaha Wadatashi qaran oo laisku Mari la’yahay

0

Shirka Madasha ee Madaxda Dowlada Goboleyada Koonfurta iyo Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa socda hadda, xili aysan wali jirin horusocod laga gaaray cutubka doorashada oo ah wax ugu weyn, lana doonayo in la sameeyo ugu yaraan dib u balamid (waji qarsasho).

Madaxweynaha Juba Land Axmed Madoobe ayaa diidan in la aado mudo kororsi cusub ee Heer Dowlada gobaleed, xili dhammaan madaxda kale ay doonayaan sannad iska joogid ah, lagana hadlo arrimaha doorashooyinka Heer Federaal ee 2026-ka, iyadoo ay maqan tahay Puntland, taas oo uu sheegay in uusan u qaadeyn saami qeybsigiisa, August 2019-kii ayuu sheegay in ay JL qabsatay doorasho u madax banaan tahay, haddana taas la qabanayo.

Axmed Madoobe ayaa saaka ku adkeystay in uusan madasha tageynin, hayeeshee cadaadis xoogan oo la saaray oo ka imaanayay dhinaca RW Soomaaliya ayaa kalifay in uu madasha tago, laakiin lama filayo is aqbal fudud.

MW Soomaaliya ayaa doonaya in mustaqbalka Villada iyo mashruuceeda la badbaadiyo lana soo saaro in 15 maalmood ka dib labalamo, iyadoo hadda la sameynayo fadhi kagakac siyaasadeed.

Dowlada Somaliya oo ku Dhawaaqday Xiliga la Qabanayo doorashada goleyaasha degaanka

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa si wada jir ah u

Dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale oo Warar laga helayo

Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah. Inta la

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta gaaray Furuumaha hore ee Dagaalka:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada xoreynta deegaannada

Sarkaal Dhawaan kasoo goostay Kooxda Daacish oo isoo Meyd ah la helay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha sar sare ee kooxda Daacish,

Turkiga oo Muqdisho Keenay Diyaaradaha Bayraktar Akıncı ee Dron-ka ah

Sida aan xogta ku heleyno dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho maanta keentay labo diyaaradood oo nuuca dagaalka ah, kuwaa oo loogu tala galay in ciidanka xoogga dalka  Soomaaliya ka caawinayaan
Ad
Previous articleBoris Johnson oo daaha ka qaaday xogta dhacdo xasaasi ah oo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Netanyahu uu kula kacay,
Next articleDowlada Soomaaliya oo Sheegtay inay Kor Joogtaynayso Doorashada Soomaaliland ee Bisha Soosocota Dhacaysa