Home Wararka Maanta Wararkii Ugu danbeeyey Sadex Dagaal oo Maantay Dhacay iyo Alshabaab oo Hal...

Wararkii Ugu danbeeyey Sadex Dagaal oo Maantay Dhacay iyo Alshabaab oo Hal mid guul ka Gaaray hub badana ku qabsaday

0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan Alshabaab ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ku leeyihiin halkaasi, waxaana xigay dagaal toos ah oo la isku riiqmay, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka.

Dagaalkan oo soo gaaray illaa duhurnimadii maanta jab culus lagu gaarsiiyay kooxaha Alshabaab, waxaana laga dilay xubno badan, sida ay muujinayaan sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ee internet-ka.

Dhanka kale Alshabaab ayaa saakay Jab Culus lagu Gaarsiiyay Dagaal ka dhacay Degaanka Beerayabaal Kaas oo  xataa ay ka qayb galeen Ciidamadii ka yimid Galmudug oo kaa shanaaya Kuwa xooga iyo Macawislayda Deegaanka.

Dagaalka Sadexaad oo ah halka Dagaal ee ay Alshabaab guul ka gaareen ayaa ka dhacay Deegaanka Ceel Cali axmed oo ugu danbayn Alshabaab Gacanta ugalay Dagaalkaas ayaa la xaqiijiyay in Alshabaab ay gacanta Ku dhigeen Saadkii Ciidamada Dowlada iyo Hub dowladu Lahayd.

Qaar ka mid ah Ciidamada Dowlada iyo Macawislayda Deeganka ayaana Ilaa Hada nolol iyo geeri lagu hayn Kadib markii ay firxadeen.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleAlshabaab oo Qabsaday Degaanka Ceel Cali axmed Asbuucii lasoo Dhaafay Lagu Jabiyay
Next articleMaxay siday Diyaaradii ay Duliyihii iyo Qofka kale ka duulee ee Alshabaab ugashay?