Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Magaalada Laasacaanood loogu Gaystay Abwaan Jaamac kadiye

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Magaalada Laasacaanood loogu Gaystay Abwaan Jaamac kadiye

0

Wararka Naga soo Gaaraya Magaalada Laasacaanood Somaliland ayaa dishay Abwaan Jaamac kadiye oo kamid ah Suugaan yahanadda ugu Caansan Soomaaliya.

Abwaanku wuxuu ku geeriyooday duqeyn Galabtay Lagu Garaacay Magaalada Laasacaanoid oo ee gobolka Sool.

Dhawaan ayay ahayd Markii Sidaan oo kale Duqayn lagu Dilay mid ka mid ah nabadoonadii uga Caansanaa Magaalaada Laasacaanood ee Gobalka Sool.

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya
Next articleDonald Trump oo maalmaha soo socda Xabsi Gali Doona