Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Cabdulkadir Ahmed Bayle

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Cabdulkadir Ahmed Bayle

0

Allah Ha u naxariisto Abdulkadir Ahmed Bayle ayaa xalay koox Burcad oo Hubeeysan waxa ay ku dileen dukaankiisa oo ku yaala location-ka Orange Farm oo 45 km u jira magaalada Johannesburg ee dalkani Koonfur Afrika.

Marxuumka ayaa muda dheer ganacsi kul ahaa deegaanka islamarkaane si weyn looga yiqaanay

Burcada Dishay Ganacsadahaan ayaa sida la sheegay baxsaday waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan booliska Koonfur Afrika oo baaraya dhacdada dilka ah mana jirto cid losoo qabtay dilka ganacsadahan

 

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Shaaciyay Isbadal Kuyimid Dagaalkii Alshabaab Lagu qaaday
Next articleinkabadan 50 Gantaal oo lagu Garaacay Gudaha Israail