Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Saldhigii Ay joogeen Ciidamada Galmudug ee...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Saldhigii Ay joogeen Ciidamada Galmudug ee Hirshabeele

0

Wararkii ugu Dambeeyey ee ka imaanaya Deegaanka Cadow Gurey ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegeya in kooxda Alshabaab ee saakay weerartay degaankaas Cadow Gurey lagu jabiyay Kooxda isla markaana looga dilay horjoogayaal iyo maleshiyaad farabadan oo ay kaga carareen Goobihii lagu dagaalamay kuwaas oo ay ajaanib ku jiraaan.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo gurmad ka helay Ciidamadii ka gurmaday Galmudug ayaa Cagta mariyay Maleeshiyaadkii soo duulay, waxaana Halkaas Alshabaab looga dilay in ka badan 30 Maleeshiyaad iyo horjoogayaal iyo ajaanib isugu jira, sidoo kalena waxaan halkaas looga reebtay labo gaari oo ay kusoo duulaan tageen.

Kooxda ayaa saakay ku jabtay duulaankii ay kusoo qaadeen deegaanka Cadow Gurey ee hoos taga degmada Buula Barde ee Gobolka Hiiraan.

Dowlada Soomaaliya ayaana Soo Bandhigtay Mayadad Tirabeel ah Hub iyo Gaadiid Dagaalka saakay Alshabaab looga Furtay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleAlshabaab oo Dagaal Qaraxyo ku Bilowday ku Qaaday Saldhigii ay Dageen Ciidamadii Ka yimid Wisil ee Gaaray Shabeelada Dhexe
Next articleAlshabaab oo Qabsaday Degaanka Ceel Cali axmed Asbuucii lasoo Dhaafay Lagu Jabiyay