Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Ceeldheer iyo Saraakiil Ku Dhimatay

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Ceeldheer iyo Saraakiil Ku Dhimatay

0

Ciidamada xoogga dalka iyo Xooggaga deegaanka ayaa si adag isaga caabiyay weerar qaraxyo ku bilaawday oo Kooxda Alshabaab saakay aroortii ku qaadey Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana lasoo wariyay in uu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Yoonis Xassan Sabriye oo Dagaalka Lagula jiro Alshabaab Dartiis wadanka Ingiriiska uga Soo laabtay.

Iyo Col Cabdulle maxamuud Cabdi oo ka mid ah Sarakiisha Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed ayaa qeyb ka noqday dadkii ku dhintay Dagaalkii Sake ee ceeldheer.

Ad
Previous articleXeerbeegtida oo dambi Culus ku helay Soomaali degan Minnesota
Next articleTaliye Boolis oo Ku Dhintay Dagaal Qaraar oo Tan iyo Saakay Ka socda Galmudug