Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Qaraar oo Markale Dhexmaray Saleebaan iyo Wagardhac

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Qaraar oo Markale Dhexmaray Saleebaan iyo Wagardhac

0

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay deeganka Bali-seenyoone ee gobolka Galgaduud

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay dagaalka

Dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa labada dhinac isku horfadhiyen halka lagu dagaalamay mana jirto cid kala dhexgashay

In ka badan 5 ruux ayaa ku dhimatay 20 kalena way ku dhaawac meen dagaal qaraar oo ka Dhacay  deegaanka Bali-seenyoole ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalkan ayaa daba socda dagaal dhawaan halkaas ka dhacay, wuxuuna u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Cabudwaq iyo Cadaado.

Ad
Previous articleMaxamed Kaafi oo Maantay Lagu toogtay Galmudug
Next articleWar Deg Deg ah: Beesha Sure oo Ka Horyimid Go’aankii Golaha Wasiirada Galmudug ee Galwaaq(Sawiro)