Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kharaar oo Maalinkii Labaad ka Socda Gobalka Mudug

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kharaar oo Maalinkii Labaad ka Socda Gobalka Mudug

0

Waxaa Maalikii Labaad Maantay Goordhow Dagaal Culus Ka Qarxay aaga Buqqalooc ee Duleedka Degmada Afbarwaaqo Goorhow ayaa Markale Fooda laisdaray Dagaalkaan ayaa Dhexmaraaya Beelaha Shiikhaal iyo Beelaha Dir.

Dagaalkaan ayaa Shalay Galinkii Hore Bilowday Dagaalkaan ayaana Salka Ku haaya Dagaalo Dhawaan Beelahaas Ku dhexmaray Isla aagaas Khasaaro badan ayaa La Xaqiijiyay inuu kala Gaaray Labadaas Beelood.

Khasaaraha Kala Gaaray ayaa La xaqiijiyay in Beesha Shiikhaal ay ka Geeriyoodeen Rag garaaya 7 Halka 8 Qof oo Dhaawac ah lasoo Gaarsiiyay Degamada Afbarwaaqo Halka Dirtana La sheegay Tiro intaas ka badan inay Geeriyoodeen.

 

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo ku Hanjabtay Inay Dagaal lagalayso Ciidamada Itoobiya
Next articleMaxaa Kasoo Baxay Kulankii Laftagareen iyo Raysulwasare Xamse ee Baydhabo?