Xarardheere: Qof shacab ah ayaa dhintay, shan askarina waa dhaawacmeen kadib markii ay Bartamaha degmadaasi, ku dagaalameen Ciidamada macawiisleyda Deegaanka iyo Askar ka tirsan kuwa Ilaalo Qaran ee Xoogga Dalka.
Maamulka Degmada Xarardheere ayaa noo xaqiijiyay in hada xaaladu dagantahay, ciidamadii dagaalameyna lagu celiyay fariisimohoodii ay kasoo bexeen.
Ciidamada ilaalo Qaran ayaana lagu Eedeyey inay Bilaabeen inay Shacabka Dagmadaas Si Qaldan ula Dhaqmaan Macawislayda Beesha Cayr ayaana La Sheegay inay Dagaal lagaleen Ciidamada Ilaalo Qaran kadib Qof Shacab aha oo kasoo Jwwday Beesha Cayr lagu Dhex Dilay Magaalada Xarardheere.
Qofka la Dilay ayaa La sheegay inuu Haa Ganacsade Dayn kulahaa Ciidamada Ilaalo Qaran kaas oo lagu Magaaci jiray Maxames Darfo.
kuwaas oo Muran kadib Raas Ku Dilay Cara ka Dhalatay Dilka Ganacsadahaan ayaana La Sheegay in Dagal ka Dhashay kaas oo Sababay Dhaawacyada Ilaa Sgan Askari oo Ka Tirsanaa Ilaalo Qaran.
Maamulka Degmada Xarardheere ayaana La sheegay inay Goordhow ku Guulaysteen Kala Dhwx Galida Labada Ciidan Waxaan Haatab Dagan Xaalada Maagalada Xarardheere