Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Alshabaab oo Xalay Dad Badan Ku Dilay Muqdisho

Wararkii ugu Danbeeyey Alshabaab oo Xalay Dad Badan Ku Dilay Muqdisho

0

Wiil dhallinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Cabaas Cali ayaa caawa lagu dilay garoon salax  banooniga lagu ciyaaro oo ku yaalla xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile.

Rag biskoolado ku hubeysan ayaa wiilkan ku dhuftay dhowr xabadood xilli uu ku sugnaa Salaxa ku yaalla agagaarka Iskoolka Niil, lamana iga ilaa hadda sababta loo dilay wiilkan iyo waxa uu ahaa.

Al Shabaab ayaa Muqdisho ka bilowday in ay dilaan dhallinyarada ay ku sheegeen ciyaal weerada iyo sidoo kale kooxaha ka ganacsada maan-dooriyaha.

Dhanka kale  Koox tirsan AS ayaa ku Toogtay 4-qof oo hal meel wada fadhisay gudaha degaanka Daarusalaam.

Waxaa la shegay raga la dilay in ay ahayen Rag iibiyo Daroogada oo aad looga yaqaanay degaanka.

Tirada dhawac waxa la xaqiijiyay in ka badan 8-qof oo iyagana Goobta ku sugnaa.

Dilalka AS ay u geestaan kooxaha ka ganacsado Maandooriyaha xal ma u noqon kartaa Amniga Muqdisho ?

Diyaarad Drone ah iyo gantaal lagu weeraray Caasimada Kyiv oo lagu Dhaawacay 70 Qof

Diyaarad  Ruushka laga leeyahay gaar ahaan kuwa aan duuliyaha lahayn, ayaa sababay dab, burburiyey dhismayaal caasimadda Ukraine ee Kyiv, halkaas oo ay ku dhinteen sagaal qof, in ka badan 70

Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Mareykanka oo Dhinac ah IMF iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Maraykanka, Scott Bessent ayaa ku eedeeyay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) iyo Bangiga Adduunka inay aad uga leexdeen howlihii loo aasaasay. Bessent ayaa sheegay IMF ay ku bixinayso

Al-shabaab oo saaka Weerar Qaraxyo ku billowday ku qaaday deegaanka Wargaadhi ee G/Sh/Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka War-gaadhi, oo ku

Rag ka tirsan Shabaab oo dad ka afduubtay Mandheere

Wararka naga soo gaaraya gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in koox hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ay galinkii dambe ee shalay afduub u geysteen

34 Sano kadib Dowlada Somaliya oo dib u soo Celisay Adeega Boostada Caalamiga

Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍
Ad
Previous articleQarax Caawa ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo baxay
Next articleSiyaasiyiinyta Beesha Habar-gidir oo ay ku jiraan Rag aad ugu Dhow Xasan Shiilh oo Cabasho ka Keenay Dowlada u Hogaamiyo Xasan Shiikh