Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeey Dagaal Saacada Badan Qaatay oo Lagu Jabiyay Jubaland

Wararkii Ugu Danbeey Dagaal Saacada Badan Qaatay oo Lagu Jabiyay Jubaland

0

Dagaal Saacado Badan Qaatay ayaa Tan iyo Saakay Kasocda aaga Raaskanbooni ee Jubaland Dagaalkaan oo dhexmaray Ciidamadii Dowlada ee lageeyey Raaskanbooni iyo kuwa Jubaland oo isku daayay inay Kasaaraan Ciidmada Dowlada ee Halkaas la geeyey.

Dagaalkaa ayaa La sheegay in laisku laabtay Sadex jeer kuwaas kala Helaayay Gurmadyo Xoogan Dowlada Soomaaliya ayaa La sheegay inay Adeegsatay Diyaarado Dagaal oo Hawada Ka Duqeeyey Ciidamada Jubaland kuwaas oo ku qasbay inay Ugu Danbayn Sameeyaan Dib ugurasho.

Dowlada ayaana La sheegay inay Horay usikadeen ayna Gareenn Goobo Cusub Sidoo kale Dowlada ayaa Gubtay Gaadiida dagaal oo Qoryaha Suugu saarnaayeen Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Diyaarado ka dirtay Muqdisho kuwaas oo wada Qalab Caafmaad ooloogu talagalay Dhaawacyada Ciidamada Dowlada ee maantay Ku dhaawacmay Dagaalka.

Sidoo kale Dowlada Soomaaliya ayaa Axmed Madoobe ku eedeeyesey inuu Wato Alshabaab isla Markaasna maantay ay ka qayb qaateen Dagaalka arinta layaabka leh ayaa ah in ciidamada Jubaland ee weeraray Raaskanbooni ay soo dhex mareen Dhul Alshabaab Haystaaan Taas oo Dwolada Layaab ku noqotay.

Dagaalkaan ayaa Daqiiqad kasta Dib u bilaaban kara Hada waxaa la sheegay in lakala Aruursanaayo dhaawacyada iyo maydadka ka dhashay Dagaalkii tan iyo saakay Socday lama Oga qasaaraha Rasmiga ah madaama Isgaarsiintu jarantahay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMa dhabaa ib Ciidamada Gor Gor Qaarkood u Gacan galeen Jubaland?
Next articleDiyaarado Dagaal miyaa Ka Qayb Galay Dagaalkii Maantay ee Raaskanbooni?