Home Wararka Maanta War hor leh oo kasoo kordhay hogaamiyaha Xamas ee ay Israel sheegtay...

War hor leh oo kasoo kordhay hogaamiyaha Xamas ee ay Israel sheegtay inay dishay

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida Cali Qadhi, taliyihii Xamaas ee hogaaminayay weerarkii ay kooxda xagjirka ah ku qaaday koonfurta Israel todobaad ka hor.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in “diyaaradaha ay dileen Ali Qaadi, oo ahaa taliye shirkadeed oo ka tirsan ciidamada Hamas qeybta ‘Nukhba’.

Sida laga soo xigtay ciidamada difaaca Israa’iil, 37-jirkan ayaa ka mid ahaa ku dhawaad ​​1,000 maxaabiis falastiiniyiin ah oo la sii daayay 2011-kii oo lagu beddelay Gilad Shalit, oo ahaa askari Israa’iili ah oo ay Xamaas qabteen.

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug
Ad
Previous articleCiidamadii ugu badnaa ee Gor gor ah oo Gaaray koonfurta Gobalka Mudug Xili Alshabaab laga Saari wayaay Shabeeloow
Next articleXasuus:Qarixii Soobe Laba maalmood ayuu burburka ku hoos jiray wiilkaan