Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg deg ah:Madaxweyne Cusub o Goordhow lagu Dooratay Kismaayo Iyo Dagaal...

War Deg deg ah:Madaxweyne Cusub o Goordhow lagu Dooratay Kismaayo Iyo Dagaal laga Cabsi Qabo

0

Mucaaradka Jubaland oo ayaa goordhow ku Dhawaaqay inay Doorteen Madaxweynaha Jubaland kaas oo loo Doortay Ilyaas Badal gaboose oo ka Tirsan senotarada Aqal Sare ee Dowlada Soomaaliya.

Ilyaas Badal Gaboose ayaa Saakay Waxaa Weerar ku Qaaday Ciidamada Jubaland ee Taabacsan Axmed Madoobe kuwaas oo Dilay Darawalkiisii iyo Qaar ka mid ah Ilaaladiisa Kahor Doorashada.

Dhaqdhaqaaq Culus oo ciidan ayaa Haatan Laga Daremayaa Magaalada Kismaayo Axmed Madoobe ayaana Qorshaynaaya inuu weerar ku Qaado Madaxweynaha Cusub ee la doortay iyo Dhamaan Mucaaradka Kusugan Kismaayo.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Axmed Madoobe Ku eedaysay Dagaalka Ka Dhacay Kismaayo
Next articleLabada Aqal ee Baarlamaanka oo Markale Maantay Garab Istaagay Xasan Shiikh