Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo burbur Qarka Usaaran

War Deg Deg ah:Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo burbur Qarka Usaaran

0

Waxaa hadda shir albaabada u xiran yahay uu u socdaa Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Madaxweyne Axmed-Madoobe.

Ujeedka shirkan ayaa ah xal u helida qodobada Madaxweynaha Jubbaland uu miiska soosaaray. Qodobadaasoo sabab u noqday in kulamada madasha ay siijiitamaan, go’aanana lasoo saari waayo.

Axmed Madoobe ayaana Dalbaday in lakeeno Puntland Ama SSC Khaatuma Ama lagu kala Tago Shirka.

Kulankaan ayaa wararku sheegayaan in dowladda federaalka ay isku dayeyso inay ku qanciso Axmed Madoobe inuu aqbalo qaabka doorasho ee Madaxweyne Xasan Sheekh doonayo, iyadoo Jubaland ka soo horjeesatay muddo kororsi loo sameeyo maamullada qaarkood.

Axmed Madoobe ayaa ku adkaystay in doorasho qof iyo cod ah laga qabto Soomaaliya shardi u tahay in Puntland ka soo qayb gasho wadahadalka islamarkaana la cadeeyo mowqifka Khaatumo.

 

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan

Maxaad ka ogtahay muhiimada Soomaaliya u leedahay diyaaradaha dagaalka ee Bayraktar Akinci

Labadii diyaaradood ee ugu horreyay oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akınci ,ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay milkiyadooda leedahay Soomaaliya. Diyaaradaha oo ay ku xiranyihiin tiknoolajiyad

Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo iska bur-biriyay Kaabayaasha Dhaqaale ee Muhiimka

Dowladaha Ruushka iyo Ukraine, ayaa wali sii wada duqeymo culus ay is dhaafsanayaan, kuwaa oo waxyeelo xooggan gaarsiiyay kaabayaal dhaqaale oo labada dalba muhiim u ahaa. Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin

Furuumaha Dagaalka ee Dowlada oo loo diray Dhaqaatiir iyo Gurmad Xoogan

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo luugu tala-galay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah
Ad
Previous articleHoggaamiyaha sare ee Iran oo Wacad Ku maray inay Israil Weerarka Ku Wada Doonaaan
Next articleShirkii Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe oo Natiijo La.aan kusoo Dhamaaday