Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Safiirka Dalka Itoobiya oo Saacado loogu Qabtay inuu Ka...

War Deg Deg ah:Safiirka Dalka Itoobiya oo Saacado loogu Qabtay inuu Ka Baxo Muqdisho

0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka Itoobiya u joogay Muqdisho ku war-gelisay inuu dalka uga baxo muddo 72 saac gudahood ah.

halka safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa la faray inuu dib ugu soo laabto dalka, sidoo kale qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garoowe la amray in lagu xiro muddo 7 maalmood gudahood ah, qaraarkaan ayaa maanta lagu gaaray shirkii Khamiis-laha ahaa ee golaha wasiirrada XFS.

Golaha Wasiirada ayaa qaraar ku soo saaray xiritaanka Qunsuliyadihii Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa. Safiirka Itoobiya ee Muqdisho fadhiya ayaa loo celiyay dalkiisa.

Ad