Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg Deg ah:Raaskanbiini oo Gabi ahaanba laga Jaray Isgaarsiinta

War Deg Deg ah:Raaskanbiini oo Gabi ahaanba laga Jaray Isgaarsiinta

0

Jubbaland ayaa khadka isgaarsiinta kajartay magaalada Raaskambooni. Arrinkan ayaa kadhigan in ciidanka Raaskambooni jooga ee taabacsan dowlad dhexe ee federaalka inaysan haysan isgaarsiin telefoon iyo adeeg internet oo ay meelna kula xiriiri karin.

Maantay ayay ahayd Markii ku dhawaad 200 oo Askari oo Katirsanaa Jubaland ku Biireen Ciidamada Dowlada ee Ku Sugan Raaskanbooni.

Dowlada Soomaaliya ayaana Axmed Madoobe ugu Guulaystay Dhanka Ciidanka Taas oo Ciidamadii uu Axmed Madoobe Sanadaha Badan Dhisaayay Si Fudud ku Hantisay.

Lama Oga Ilaa Inta ay Hawada Ka Maqnaan doonto Isgaarsiinta Qadka ee Laga Jaray Raaskanbooni Taas oo Maalin kasta Lasoo bandhigaayay Ciidamo Hor leh oo ku Biiraaya kuwa Dowlada Axmed Madoobe oo ka Cabsi Qaba in Ciidamada uu haray ayaguna Ku biiraan Ayaa Amray in Hawada laga Saaro isgaarsiinta Raaskanbooni.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Xero uu ka magacownaa Janaraal Soomaaliyeed ku Mgacaabay Mid Shisheeye
Next articleXasan shiikh oo Qaaday laba Talaabo oo Dadbadan layaabeen