Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Qarax Culus oo Dad Badan Ku Dhinteen oo Ka...

War Deg Deg ah:Qarax Culus oo Dad Badan Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Muqdisho

0

Waxaa Goordhow Mar Qura Qarax Culus uu ka dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan aga gaarka Dekeda Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Iskool Bulusio.

Qaraxaan ayaa La sheegay inuu Ka dhacay Maqaayad ay ka Buuxeen Ciidamada Booliska iyo Saraakiil ka Tirsanayd Booliska Soomaaliya Waxaan la Sheegay inuu Qaraxa Fuliyay Qof Boorso Kuwatay Wax Yaabaha Qarxa.

Dad Badan ayaa La Sheegay inay Ku dhinteen Qaraxaas Waxaa Haatan Magaalada Muqdisho is Qabsaday Dhawaqa Anbaaasyo Guraysa Maydadka Iyo Dhaawac.

Dowlada Soomaaliya Wali Kama Hadal Qaraxaan oo Goordhow Dhacay Manacada Khsaaraha Guud intuu Gaarsiisanyahay Maantay Waxaa Ka Jiray Iskuul plisio Xaflad Waxaana laisugu wacay dhamaan Booliska Soomaaliya oo Xataa Sarakiil Sar sare ku jireen.

Laba Qarax oo kale oo la Fashiliyay ayaa Maantay Ka dhacay Degmada Deyniile Amaanka Muqdisho ayaa Maalmihii Danbe Faraha Ka baxay Waxaana ka Socda Dilal Tirabeel ah oo loo gaysanaayo Ganacsatada Xiratay Camerada Wax Duubta ee CCTVda.

Ad
Previous articleMaamulka Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DF Soomaaliya
Next articleWar Deg Deg ah:Abwaan Caan ah oo Ka Mid Noqday Dadka Ku Geeryooday Qarixii Iskuul Bulisiyo