Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaway in ay xiriirka u jareen Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, waxayna cadeeyeen in aysan qeyb ka aheyn shirka ka furmay Muqdisho.
Hore waxaa u diiday K/ Galbeed oo uu kasoo jeedo Wasiir Roobow iyo Maamulka Puntland. Sidoo kale waxaa hore u diiday culimadii ugu caansaneed ee Ahlusunna Waljameeca.
Weli lama xaqiijin in HirShabeelle iyo Jubbaland qeyb ka yihiin shirkaan balse waxaa muuqato in shir sabab u noqday kala tagga hay’adaha dowladda iyo culimada lagu bixinayo dhqqaalo badan.
Ad