Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Jabuuti oo ku Guulaystay Tartan Adag oo Ka dhacay...

War Deg Deg ah:Jabuuti oo ku Guulaystay Tartan Adag oo Ka dhacay Midowga Africa

0

Doorashadii Madaxtinimada Midowga Africa oo aad u adkayd Wareegyao badana laisla aaday ayaa ugu danbay  lagu kala baxay.

Mohamed Yusuf oo jabuuti u dhashay ayaa ku guleystay Madaxa African Union waxa uuna helay 33 asagoo afka ciida u daray Raila Odinga oo ka socday dalka Kenya .

Maxamed Ali Yusuf waa Wasiirkii arrimaha dibada Jabuuti ayaa wareega 7-aad noqday gudoomiyaha Midowga Afrika meertada 3-da sanno ee soo socota.

Odinga ayaa wareegii 6-aad laga guuleystay

Ad
Previous articleAlshabaab weerar Culus kusoo Qaaday Degmadaan Oo Guul Daro Dhabarka Loo saaray
Next articleWar Deg Deg ah:Hanti Dhowraha Guud oo asna Danbiyo Culus kusoo Oogay Maxkamadaha Dalka