Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Heshiiskii Xamaas iyo Israa’iil oo dhaqan galay

War Deg Deg ah:Heshiiskii Xamaas iyo Israa’iil oo dhaqan galay

0

Waxaa goor dhow dhaqan galay heshiiska u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas, wuxuuna socon doonaa muddo afar maalmood ah.

Hadii xabad joojinta lagu guuleysto, heshiiskan ayaa noqon doona kii ugu horreeyay ee laga gaaro kadib muddo 7 isbuuc ah oo uu dagaalku socday.

Xabad joojinta ku meel gaarka ah ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah soo sii deynta 50 qof oo kamid ah 240 qof oo ay Xamaas ka qafaalatay Israa’iil 7-dii bishii Oktoobar.

50-ka qof ee ay Xamaas soo siideyneyso ayaa waxay isugu jiraan haween iyo carruur. 13-ka ugu horreeya ayaa maanta la soo deyn doonaa.

Israa’iil dhankeeda, waxay soo siideyn doontaa 150 qof oo iyaguna isugu jira haween iyo carruur oo ay xabsi ku hayaan.

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug

Qaraxyo laga cabsi qabo in Sacaadaha Soosocda oo laga digay

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii soo saartay digniin ku socota muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo sheegtay in ay heshay “xog la hubo oo la xiriirta suurtagalnimada weerarro dhowaan ka dhici kara”
Ad
Previous articleKenya oo Weerar Ku Qaaday Goob Alshabaab isku aruursanaayeen
Next articleHay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo hambalyo u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed guusha taariikhiga ah ee……