Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg Deg ah:Dagaal Qaraar oo kasocda Ceerigaabo iyo SSC khaatumo Gudaha...

War Deg Deg ah:Dagaal Qaraar oo kasocda Ceerigaabo iyo SSC khaatumo Gudaha ugalay Ceerigaabo

0

Iska horimaad labo ciidan ayaa kasocda magaalada Ceerigaabo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada SSCKHaatumo iyo Somaliland, ilaa hadda qoryaha culus ayaa lamaqlayaa.

Sida ay ii xaqiijiyeen goobjoogayaal hoobiye ayaa lamaqlay gudaha magaalada, waxaana ciidanka SSCKHaatumo ay galeen xaafadaha magaalada qaarkood oo aysan horey u joogin.

Somaliland iyo SSC midkoodna wali kama hadlin iska horimaadka cusub, inkastoo mudooyinkii u dambeeyey ay xaalada magaaladan oo ay 2-da dhinacba wadagaan ay hulaaqeysay.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleDagaal Qaraar oo Kasocda Gobalka Galgaduud
Next articleMadaxweynihii Koonfurta Kuuriya oo si rasmi ah looga mamnuucay xafiiska