Dil Qasaas Ah ayaa Maxkamada Gobalka Galgaduud Ku Fulisay Galabtay Marxuun Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Habeeno ka hor uu ku dilay caabudwaaq Marxuun Afwayne Lugeey xayle
Marxuumkaan La Toogtay ayayna Isla maantay Maxakamada Gobalka Galgaduud ku xukuntay Dil Toogasha aha Waxaana Layaab leh in isla Maantay La Toogtay.
Magaalada Caabudwaaq Waxaa Toos Uga Hirgalay in la Toogto Qofkii Qof Dila Waana Marxuumkii Sadexaad oo lagu Toogto Magaladaas Wax ka Yar Laba Biloow.
Caabudwaaq ayaana Inta Badan Waxaa Ka Dhici Jiray Dilal la xariira anoyin Qabiil kuwaas oo Haatan u Muuqda ina lasoo Afjaray.
Afwayne Lugay ayaa Ahaa Farsamayaqaan Sare oo ku Xeelad Dheeraa Hagaajinta Hubka Iyo Gadiidka Dagaal Waana Sababta Keentay inay reer Caabudwaaq Dadaniyaan Toogashada Ninkii Dilay Afwayne oo Laba Malin kadib Maantay La toogtau.