Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Xildhibaan Abiib oo lagu Xiray Hargaysa iyo Xiisad...

War Deg Deg ah: Xildhibaan Abiib oo lagu Xiray Hargaysa iyo Xiisad Taagan

0

Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo mudooyinkii u dambeeyey aad u mucaaradsanaa dhinaca Madaxweyne Biixi, mucaaradka oo baadigoobay ayaa Xabsiyada ka waayay ilaa hadda Waxayne Shegeen inay Waayeen ilaa iyo Hada Halka Lageeyey.

Madaxweyne Biixi ayaa jooga deegaanada Baki iyo Ruqi oo ah deegaanada Xildhibaan Abiib laga doortay.

Abiib ayaa dhawaan sheegay in uusan SNM aaminsaneyn, oo aysan nidaam aheyn, taas oo ka careysiisay qeybaha dhexe ee Soomaaliland.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Hawadii Soomaaliya ee lagu Wareejiyay Imaaraadka
Next articleBeesha Sacad oo go,aano Xasaasi ah Soo Saaray Qoor Qoorna Baaq Adag U diray