Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Xiisad Ka Taagan Guriceel iyo Nin la Baadi...

War Deg Deg ah: Xiisad Ka Taagan Guriceel iyo Nin la Baadi Goobaayay oo Lasoo Qabtay

0

Ciidamada amanka ayaa gacanta kuso dhigaay Nin Ku edeysan diilka Marxuun Libaan Adaan Ibrahim oo habeeno ka hoor Guriceel lagu dilaay.

Taliyaha qaybta guud ee Nabadsugida Galmudug Feysal Caanood ayaa xaqiijiyay in xuuraan iyo dabagal dheer kadib gacan ku dhiiglaha laga soo dhex qabtay Guriceel dhexdeeda.

ehelada marxuumka ayaa shalay maamulka Galmudug u qabtay in 24saac lagu soo qabto gacan ku dhiiglaha walow maamulku ka hor ka jawaabay.

Ciidamada Beesha Habar aji ayaa Mantay Xoog kusoo Galay Magaalada Guriceel kuwaas oo Doonaayay inay Weeraraan Beesha Ayaanle oo Horay U Dilay Libaan.

Ad
Previous articleMaxaa ka Jira in Dowlada Soomaaliya iyo Alshabaab Dalka Qatar Wada Hadal uga Furmaayo?
Next articleMraykanka oo Sheegay inay Alshabaab La wareegi Doonta Soomaliya Hadii …..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here