Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Qarax ka Dhacay Baydhabo iyo Sarkaal Sare...

War Deg Deg ah: Qarax ka Dhacay Baydhabo iyo Sarkaal Sare oo ku Dhintay

0

Wararka naga soo gaaraya Beydhabo ayaa sheegaya in Qarax miino uu ku geeriyoodey Taliyihii Ciidanka Guutada 8aad Qeybta 60aad ee Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Gaashaanle Maxamed Nuur Mad Dheere.

Wararka ayaa intaasi ku daray in Qaraxan oo duleedka Beydhabo ka dhacay ay sidoo kale ku dhinteen kuna dhaawacmeen qaar kamid ah Ilaaladiisa.

Sidoo kale Dadka Dhintay Waxaa Ka Mid Ah  Gudoomiyaha hore degmada diinsoor Cabdi salaan haaji siidow

Ad
Previous articleMuqdisho oo Banaankeeda laga Dhisaayo Garoon Diyaaradeed Oo Caalami ah Xili Garoonka Adan Cadde Jaam ka Jiro
Next articleDeni oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Xasan Shiikh Kana Hadlay Qaburha La Fagaayo