Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirka Madasha Wadatasha Qaran NCC oo la qorsheynayo in la qabto 20-21 April.
Shirkan ayaa Madaxda lagu casuumay waxaa ka mid ah Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, iyadoo dhowaan bayaan ka soo baxay Puntland kala laabatay dowladda Federaalka aqoonsiga, kuna dhawaaqday in Maamul ka madax bannaan dowladda Federaalka.
Lama oga Sida ay u Aqbali Doonaan Madaxda Maamul Goboleedyadu u Aqbali Doonaan Xili Uu Puntland iyo Madax kale Ka Xumaadeen Isbadalki lagu samayey Dastuurka Kaas oo Maamul Goboleedyada Madaxdooda Hada Kadib loogu Wici Doono Hogaamiyayaal.
Ad