Allaha unaxariistee waxaa la xaqiijiyey in uu goordhoow geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Guddoomiye Jawaari ayaa xubin kasoo ahaa Dowladihii kala danbeeyay ee dalka Soomaray.
Jawaari ayaa gurigiisa ku dhex dhintey Professor kadib markii uu Istaaga ka dhacey .
Intii loogu maqnaa gaari Ambulance ah oo isbitaalka lagu geeyo waxaa la xaqiijiyay inuu dhintey.
Ad