Home Wararka Somaliya Somaliland War Deg Deg ah: Golaha Wakiilada Soomaaliland oo LaisugubYeeray Fadhi aan Caadi...

War Deg Deg ah: Golaha Wakiilada Soomaaliland oo LaisugubYeeray Fadhi aan Caadi ahayn oo Ka Dhan ah Xikdhibaan Abiib

0

Golaha Wakiilada Soomaaliland ayaa la isugu yeeray shir aan caadi aheyn maalinta Khamiista ah oo ku beegan 25/7/2024, waxaana kaliya looga hadlayaa maamuus ka Xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yusuf oo kamid ah xubnaha mucaaradka ah ee diidan hab maamulka MW Muuse Biixi Cabdi.

Lama oga waxa ka dhalan kara haddii Xasaanadda laga xayuubi Xildhibaan Maxamed Abiib oo taageero ballaaran ku leh degaankiisa Boorama oo muddooyinkii dambe gadoodsanaa.

Ad
Previous articleCiidamadii Dowlada ee kasoo Baxay Furimihii Dagaalka Galmudug oo u Gacan qaaday Taliyahooda
Next articlewar Deg Deg ah: Wasiir Katirsan Jubaland oo La qarxiyay Maxaa Gaaray?