Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Gashaanle Dhexe Aadan Biit oo Lagu Toogtay Mid...

War Deg Deg ah: Gashaanle Dhexe Aadan Biit oo Lagu Toogtay Mid kamid ah Goobaha ugu amniga Badan Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa Kasoo Baxaaya Dil Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Gaar ahaan Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

Waxaa  Muqdisho gaar ahaan School Boliisiyo lagu tooktey nin la sheegay inuu ahaa Gaashanle dhexe oo katirsan boliiska Soomaaliyeed.

Aadan Biit ayaa lagu magacaabi jirey balse arinta yaabka leh ayaa ah in kooxda hubeysan ee falkan fulisey ay ka baxsadeen goob kamid ah meelaha ugu ammaanka badan .

Dilalka Madax Jabiska ah ayaa in mudo ah Ka Yaraaday Magaalada Muqdisho.

Gashanle aadan Biit ayaa Sidoo kale ahaa Fanaan ka Tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Aadan Bit ayaana Kasoo Jeeda Koonfurgalbeed Sid Dad yaqaana Noo sheegeen.

Ad
Previous articleSidee khudraddan ay Soomaalidu aadka u isticmaasho uga hor tagtaa Kansarka
Next articleLaftagareen oo Ka Hadlay Dilka Muqdisho loogu gaystay Aadan Biit