Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Galmudug oo War kasoo Saartay Hubkii lagu boobay...

War Deg Deg ah: Galmudug oo War kasoo Saartay Hubkii lagu boobay Caabudwaaq

0

Dowlada Galmudug oo Saacado Kadib Go,aan kasoo Saartay Hubkii Shalay Lagu Boobay Caabudwaaq Galmudug ayaana Ku hanjabtay Inay Cadaalada Horkeeni Doonto Dadkii Hubkaan Soo Galiyay.

Galmudug”Dad Qowleysato ah oo ku caan baxay ka ganacsiga waxyaabaha sharci darada ah oo ujeedkoodu ahaa u adeegidda argagixisada iyo iska horkeenidda shacabka ayaa ka dambeeyey Hubka lagasoo tahriibiyey dhanka Ethiopia”

Galmudug ma aysan Cadayn Magacyada Qowlasatadaan ay Tilmaamtay Galmudug ayaana Ka Tacsiyaysay Dadkii Ku dhintay Dagaalkii Shalay Uu Sababay Hubkaan La Boobay.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Hubkii Lagu Boobay Caabudwaaq
Next articleMaxay tahay dacwadda laga gudbiyay Xildhibaan Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland?