Dowlada Soomaaliya ayaa Maantay markale Gacanta Ku Dhigatay Magaalo Sadexaad oo Jubaland Ka Tirsanayd.
Magaalada Kulbiyoow iyo 200 oo Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamada Jubaland kuwaas oo Halmar ku Dhawaaaay inay Ku Biireen Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamadaan oo hadlay ayaa Sheegay in Jubaland ay ka wayeen Xuquuq Mudo dheer oo ay ka Tirsanayeen Ciidamada Jubaland Waxayna Dowlada Soomaaliya Ka Dalbadeen inay Xuquuq siiyaan.
Tan ayaa Ka dhigan in Dowlada Soomaaliya ay Gacanta Usoo Gashay Dhamaan Magaalooyinka Hois yimaada Degmada Badhaadhe.
Waa Dhabar jab aad u wayn oo Ku dhacay Axmed madoobe oo Khilaaf Meel Sare Gaaray Kala Dhaxeeyo Dowlada Soomaaliya.
Dowlada Soomaaliya ayaana Waaran Soo Qabasha Ah u Jartay Axmed Madoobe Soo Goosashada Ciidamada Jubaland ayaa Waxaa Sabab wayn u ah Raysulwasaare Xamse oo Isku Beelyihiin Axmed Madoobe.