Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo gobalka Gedo, gaar ahaana magaalada Garbahaaray waxaa gaaray masuuliyiinta katirsan DFS & Gudoomiyaha Gedo ee JL, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey loo diidanaa.
Dawladda Federaalka, ayaa ku guuleystay in ay garoonka Garbahaaray qabsato, iyadoo ka dhigan in 24 saac gudahood ay labo deegaan ciidamada DFS ka qabsadeen Jubbaland, iyadoo xaaladdu aad iskugu bedelayso jawi dagaal.
Shalay ayay Dowlada Soomaaliya 300 Askari ka Dajisay Raaskanbooni Taas oo Muujinaysa Dagaal ka Dhex Taagan Jubaland iyo Dowlada Soomaaliya.
Ad