Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Dagaal qaraar oo laisku Habeensaday oo Ka Dhacay...

War Deg Deg ah: Dagaal qaraar oo laisku Habeensaday oo Ka Dhacay Galmudug

0

Dagaal qaraar oo la isku habeen saday sababayna dhimasho in ka badan 10 ruux iyo dhaawaca 20 ruux ayaa ka dhacay deegaanka Bali-seenyoone ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkan ayaa dhex maray labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Caabudwaaq iyo Cadaado.

Ad
Previous articleMaxay Ahaayeen Tuugada Lacagtaan Faraha Badan Soo Dhacday ee Muqdisho Lagu Qabtay?
Next articleItoobiya oo Muujisay Siday Diyaar Ugu tahay Dagaal ay la Gasho Soomaaliya