Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah: Dagaal dib uga Qarxay Magaalada Guriceel goor dhow

War Deg Deg Ah: Dagaal dib uga Qarxay Magaalada Guriceel goor dhow

0

Wararka Laga Helayo Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Goor dhow uu Dagaal ka Qarxay Magaalada Guriceel kaasi oo u Dhaxeeya Galmudug iyo Ahlusunna.

Dagaalka ayaa Ah Rasaas Teel Teel ah oo laga maqlayo Magaalada oo dhan iyadoo Saacad walbo uu Xoogeysan Karo.

Ma Jirto Cid Dagaalka Soo Faragalisay Madama Ahlusunna ay Diiday in Maamulka Galmudug ay uga Haraan Hogaanka Maamulka taasi Badalkeeda ay Doonayaan Xilal iyo heysashada Qeybo kamid ah Magaalada.

Lasoco Xaalada Waqti Walbo

Mudug24.com Guriceel

Dowlada oo soo bandhigtay Magacyada Horjoogayaal ka tirsan Shabaab ee Duqeynta lagu dilay

Taliska Militariga Soomaaliya ayaa war uu soo saaray ku faah faahiyay magacyada horjoogayaal iyo nabadoono ka tirsan Al shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay lagu beegsaday bartamaha Soomaaliya. Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Degmada Cadale kula afuray Madax kala duwan iyo Saraakiil:- Sawiro

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa degmada Cadale kulan afur ah kula qaatay hoggaanka iyo siyaasiyiinta deegaanka, ciidammada shacabiga ah ee

Caasimada Khartuum inteeda badan oo laga saaray Kooxda RSF

Taliyaha ciidamada Sudan, Jen. Cabdi Fattax Al-Burhan ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inay milatariga la wareegeen gacan ku heynta caasimadda Khartuum Talaabadan ayaa noqonaysa guushii ugu sarreysay oo milatariga

Kooxda Shabaab oo lagu arkay inta u Dhaxeysa Muqdisho iyo Afgoye:- Sawiro

Shacabka Muqdisho ayaa caawa si aad ah u hadal haya xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gabal dhicii maanta lagu arkay wadadda u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye Waxay halkaas isugu keeneen

Dagaalka Khartuum oo Xoogeestay iyo Ciidanka RSF oo la go’doomiyay

Ciidanka milatariga dalka Sudan , ayaa weerar culus oo u muuqda soo afjarid ku qaaday saacado kahor goobaha ay magaalada Khartuum kaga sugan yihiin ciidanka gurmadka deg degga ee RSF,
Ad
Previous articleSawiro: Galmudug oo soo Bandhigtay Ciidan Ahlu-suna oo Dhaawac ah iyo Kuwa Kale
Next articleMagaalada Muqdisho oo La Keenay Ciidan ku soo Dhaawacmay Dagaalka Guriceel