Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Gobalka Mudug

War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Gobalka Mudug

0

Dagaal culus ayaa hadda kabilowday deegaanka Buqalooc oo ee bariga gobalka Mudug dagaalka ayaa udhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasookala jeeda Shiiqaal iyo Saleebaan Cabdalle

Ciidanka xasilinta Gobalka Mudug iyo Kuwa katirsan daraawiishta Galmudug oo kukala dhexjiray maalmahan labada beelood ayaa lasoo warinayaa inuu qasaare kasoo gaaray dagalka, kadib markii weerarku qabsaday iyakoo kusugan Degaanka lagu dirirayo.

Dagaakaan ayaana U dhaxeeya Beelaha Dir iyo Shikhaal oo kasoo kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Dhawaan ayaa halkaas waxaa ka dhacay dagaal Qaraar oo U dhaeeyey Labada beelood Besha Dir ayaana Qabsatay Magaalada Buqalooc oo Beesha Shikhaal Dagaan waxayna Diideen inay Dib uga laabtaan Magaladaas.

Shiikhaal oo Atintaas ka carotay ayaa Maalmahaan waday Hub Aruursi Waxayna isku dayaayaan inay Dib Uqabsadaan Magaalada Buqqalooc oo ay dagaan.

Ad
Previous articleAxmed Karaash oo Digniin Adag Usoo Diray Dowlada Soomaaliya
Next articleWar Deg Deg ah:P.M Xamsa oo Gaaray Magaalada Baydhabo