Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Galgauud Galmudug

War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Galgauud Galmudug

0

Dagaal xoog leh oo waxba la isku reeban Ayaa Hada ka qarxay Deegaanka Laan-dher Gobolka Galgaduud

Dadka Deeganka Ayaa iisheehaya in ay maqlayaan daryaanka Hub ka Culus oo ka dhacaya gaadiidka Dagaalka oo dhinacyada Dagaalamaya ay is weedaarsanayaan.

Dagaalkaan ayaa U dhaxeeya Beelaha Dir iyo Marexaan Kaas oo Dhawaan Dagaalo Qaraar ay Dhexmareen Galmudug ayaana Kala dhex Gashay Balse Saakay ayuu Markale ka Qarxay.

lama Oga Dagaalka Khasaaraha Ka dhashay dagaalkaan Wali Xoogiisu Uu Socdo Laandhere Galmudug Wali Kama Hadal Dagaalkaan Si lama Filaanka ah ka Bilowday

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleAlshabaab oo Doonaayay inay Gudoomiye Sariirtiisa Ku Dilaan oo La Fashiliyay
Next articleCiidan ka Tirsana Alshabaab oo Wadada loogalay lana laayay