Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Ciidmada Daraawiishta Galmudug oo la Wareegay Magaalo ku...

WAR DEG DEG AH: Ciidmada Daraawiishta Galmudug oo la Wareegay Magaalo ku Dhow Xarardheere

0

Deg deg:- Ciidamada Huweynta ah Xoreynta Konfurta Mudug Ee Beesha Sacad oo ay kaabayan Danab Gorgor, ayaa Maanta gaaray Degaanka Ceelhuur oo ku yaala Dhulka Xeebta Mudug islamarkaana Xarar-dheere u jira 30 Km

Waxaana Sacadaha soo socod la filaya in Gudaha ugalaan Magaalada Xarar-dheere oo in muddo ah koxda Khawarijta ay Gacanta ku hayeen
Balse Wararka aan ka heleyno Magaalada Xarar-dheere ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay koxdu ay isaga baxdey ayadoona Magaalada ay ka socodan Barakac xoogan oo shacabkii Magaalada dagana ay sameynayan sida dadka degaanku noo Xaijiyeen,

Dhanka kale Ciidankii ugu badnaa ayaa Maanta Kaabiga ku haaya Magaalada bacadweyne Ee Konfurta Mudug islamarkaana ka mid aheyd Magaaloyinka sida dadban ay umaamulan koxdaas Al-Shabab,

 

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug
Ad
Previous articleCiiidamada Amaanka Muqdisho oo Gacanta Kusoo Dhigay Burcad Hubaysan oo Dhac gaysanaysay
Next articleCiidmada NISA oo Xaafad ku Taal Muqdisho kasoo Qabtay Hub iyo Hawewneey Ka Tirsanayd Alshabaab(Sawiro)