Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Cabashadii Bajaajlayda oo Go’aano Farxad leh laga Soo...

War Deg Deg ah: Cabashadii Bajaajlayda oo Go’aano Farxad leh laga Soo Saaray

0

Go’aanada ay gaareyn Wasaaradda Gaadiidka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee cabashada Bajaajta ayaa ah

1) Lacagta Leysinka waxaa laga dhigay 106.5 halka markii hore cel celis uu ahaa $200

2) Hadii uu leysinka kaa dhaco 32 doolar hadii uu kaa lumana 20 dollar.

3) Mudada dhicista Leysinka oo markii hore aheyd sadex sano hadda waxaa laga dhigay 5 Sano.

4) Ganaaxa qofkii Leysin la’aan ah oo markii hore aheyd 50$ hadda waa 5$

5) Warqadda Caafimaadka oo markii hore aheyd 25 ilaa 30$ hadda waa 15$

6) Warqadda dhalashada iyo Sugnaanta waa 10$

Xalkaan oo Goordhow uu Ku dhawaaaqay Afhayeenka Gobalka Banaadir oo uu Garab Taagnaa Gudoomiye Madaale ayaa Yimid Kadib Markii Bajaajlayda Muqdisho Laba maalin ay Banaanbaxyo Culus Dhigeen Taas oo Keentay Jawaabtaan Deg Deg ah ee Maantay Kasoo baxday GobalkaBanaadir.

 

Ad
Previous articleWafdi Culus oo Maantay Gaaray Magaalada Xarardheere(Sawiro)
Next articleMuuse Biixi oo Gaaray oog ay ku Suganyihiin Ciidmadii Goojacade laga Soo Saaray kuna Baaqay Dagaal Culus