Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Beesha Sure oo Ka Horyimid Go’aankii Golaha Wasiirada...

War Deg Deg ah: Beesha Sure oo Ka Horyimid Go’aankii Golaha Wasiirada Galmudug ee Galwaaq(Sawiro)

0

Siyaasiyiinta heer Federaal iyo heer State ee “Beesha Surre” oo caawa Dhuusamareeb shir isugu yimid ayaa si cad u diiday in deegaannadoodu aysan marnaba ka mid noqon karin gobolka cusub ee dhawaan wasiiradu ansaxiyeen ee Galwaaq.

Mas’uuliyiinta Beeshan oo baaq udirey hoggaanka Galmudug ayaa dalbadey in la cadeeyo in deegaankoodu uusan hoos tagi doonin gobolkan.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Dhawaan Ansixiyay Gobal Cusub oo lagu soo Kordhiyay Galmudug laguna Magacaabay Galwaaq kaas oo Caasimad looga Dhigay Caabudwaaq Gobalkaas ayaana La Sheegay inuu ka Koobnaa 5Dagemo oo ay ku jiraan Xeraale iyo Huurshe.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Qaraar oo Markale Dhexmaray Saleebaan iyo Wagardhac
Next articleSarreeya Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow iyo wafdi saraakiil Mareykan ah oo maanta gaaray furinta hore ee dagaalka