Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar soo qabasho iyo horkeenis Maxkamadeed oo ku socota Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, kaddib codsi ka yimid Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo saartay Waaran lagusoo xirayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Arintaan Ayaa Kusoo Aadaysa Xili Dowlada Soomaaliya Ciidama Gaysay Raaskanbooni lana Wareegtay Qaybo ka mid ah Gobalka Gedo.
Ad